Kuso dhawaada Hiilkaislaamka

Madal Ku dhisan

Aqoon Sugan Hagid sax ah Wacyigelin Bulsho

Welcome To Our Community Center

Islaamku waa diin nabad, hanuun, iyo u-hoggaansanaanta amarka Eebbe. Islaamku Waxuu dadka baraa in la rumayo hal Ilaah, in si wanaagsan loo noolaado, loona naxariisto dadka kale. Qur’aanka iyo tusaalaha Nabiga Muxammad ﷺ ayaa Islaamka ka dhigaya nidaam nololeed dhameystiran oo isku xidha iimaan, akhlaaq iyo ujeeddo nolosha ah.

  • Towxiid & Cibaado

    Rumaynta iyo Caabudida Allah oo Kaliya

  • Quraanka & Sunada

    Toosin, Hanuun iyo ku dhaqan

  • Nabad & Iskaashi

    Diin ku dhisan Caddaalad, Walaaltinimo, Isu Tanaasul iyo taagero

  • Cilmi & Ujeedo

    Barasho, Faham Iyo Raadinta Janno

KA DIGTOONOOW

Fikradaha Khatarta Ku ah diinta Islaamka

Ilxaadka
Atheism

Afkaarta Xagjirka ah

Ilxaadka ama Atheism ka waa aragti diidadan jiritaanka Allah kuna saleeysan caqli iyo aragtiyo bini’aadan oo keliya.

Calmaaniyada
Secularism

Afkaarta Xagjirka ah

Calmaaniyaddu ama Secularism ka waa mabda’ ama fikir xagjir ah kuna saleysan kala saaridaa diinta iyo dawladnimada si loo hubiyo xorriyadda iyo sinnaanta bulshada.

Famaniisamka
Feminism

Afkaarta Xagjirka ah

Feminism ama famaniiska waa dhaqdhaqaaq u dooda sinnaanta haweenka kuna lid ah takoorka iyo dulmiga jinsiga raga ama labka.

Islamic Phobia Islaam Naceyb

Afkaarta Xagjirka ah

Islamic phobia (islaam naceybka) waa cabsi iyo naceyb lagu beegsado Islaamka iyo dadka Muslimiinta kuna saleysan eex, warar qaldan  iyo jahli bulsho .

Bidcada
Religious Innovations

Afkaarta Xagjirka ah

Bidco ama Bid’a (Religious Innovations) waa fal ama caqiido diin lagu soo kordhiyo oo aan lahayn daliil sax ah kana hor imanaya dariiqii Nabiga.

Sunadiidka
Quranists

Afkaarta Xagjirka ah

Quraniyoon ama Quranism waa aragti ku kooban Qur’aanka oo diida sunnada kana leexda fahamka saxda ah ee Islaamka.

Ka Fogoow oo Ka Digtoonow Shubahaadka (Shubuhat)

Shubahaadka (Shubahat) Waa arimo ku dhaliya qofka muslim ka ah shaki iyo marin habeebin kuwaas oo qariya xaqa, daciifiya iimaanka, kana fogeeya qofka fahamka saxda ah ee Islaamka.

Shubahaad Caqiido

Shubahaadkani wuxuu qalbiga gelinayaa shaki ku saabsan Allaah, Rasuulka iyo Quraanka, isagoo qofka ka leexinaya xaqa oo wiiqaya saldhigga iimaankiisa.

Shubahaadka Shareecada

Noocan wuxuu abuuraa shaki ku saabsan xukunada Islaamka, isaga oo qofka ka dhigaya inuu u arko waajibaadka iyo xaaraanta wax aan muhiim ahayn.

Questions and Answers

If You are in a doubt Ask

Hiilka Islaamka waa madal diini ah oo wacyigelineysa bulshada Muslimka, gaar ahaan Soomaalida, si ay u fahmaan diintooda saxda ah, u difaacaan caqiidada, uguna noolaadaan si cilmiyaysan oo Islaami ah.

Ujeeddada ugu weyn waa in bulshada lagu baro fikradaha khatarta ku ah diinta, laguna wacyigeliyo inay ku noolaadaan Qur’aan iyo Sunnah.

Haa, bogga waxaa ku jira maqaallo, buugaag, iyo muxaadarooyin ku saabsan caqiidada, akhlaaqda, iyo wacyigelinta bulshada.

Waxaad ku biiri kartaa adigoo la wadaagaya farriimaha wacyigelinta, ama taageeraya da’wada adigoo ku faafinaya maqaallada iyo muuqaallada.

Name
Falcelin

Maxay Aqristyaashu Ka Yiraahdeen Website keena??

Porttitor integer bibendum odio pulvinar rutrum magnis viverra orci tincidunt efficitur. Aptent pharetra est nunc mattis donec per mi porttitor.

George D. Coffey Jakarta

Porttitor integer bibendum odio pulvinar rutrum magnis viverra orci tincidunt efficitur. Aptent pharetra est nunc mattis donec per mi porttitor.

Valorie A. Woods Bandung

Porttitor integer bibendum odio pulvinar rutrum magnis viverra orci tincidunt efficitur. Aptent pharetra est nunc mattis donec per mi porttitor.

Harold K. Grimm Semarang
Latest News & Articles

TAAGEERADA AQRISTAHA

Nagu Taageer Gaarida Yoolka Iyo Ujeeda Madasheena

Hadafkeenna waa gudbinta Islaamka si cilmi ku dhisan, anagoo ilaalinayna waxbarista saxda ah kana caawinayna dadka fahamka diintooda.